Madaxweyne Farmaajo oo caawa Ubax dhigay Taalada SYL (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa ubax dhigay Taallada SYL taasoo lagu xasuusanayo sanad guuradii 76- aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Ururkii Dhallinyarada ee gobonnimo doonka ahaa ee SYL. Madaxweynaha waxaa wehlisey Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Khadiija Maxamed Diriye, taliyeyaasha ciidamada Qalaba sida iyo xubno ka tirsan labada Gole, waxaana la … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo caawa Ubax dhigay Taalada SYL (Daawo Sawirro)